Ku saabsan goobta kulanka (somaliska) | Kulturarv Västmanland

Ku saabsan goobta kulanka (somaliska)

Hanti-dhaqameedka gobolka Västmanland waxaa maalgeliya dowlad-goboleedka Västmanland iyo dowladaha hoose ee degmooyinka. Shabakadda internetka waxaa maamula Madxafka gobolka Västmanland wadjir keydka, maktabada, madxafyada iyo ururrada gobolka. Waxyaalaha Hanti-dhaqameedka gobolka Västmanland aad ka sameeyn karto waxaa kamid ah:

  • in adigoo adeegsanaayo ereyo qoran iyo xiriiriyeyaal ayaad sahmi kartaa hanti-dhaqameedka gobolka

  • in adigoo adeegsanaayo baadigooob kala duwan hab fudud u hesho waxa aad raadinayso, tusaale ahaa keydka warbixinta, maamulka degmooyinka, ururrada iyo arrimaha

  • in iyadoo adeegsanayso kharidado kala socato noocyada kala duwan, tusaale waxyaalaha maaddiga ah, diiwan-hayn, madxaf iyo maktabad

  • in qofka macallinka ama ardayga ah u hab fudud u helo warbixinta ku saabsan

  • in lagu siiyo naseexooyin iyo talo xiriir la leh sida waxyaalaha maaddiga ah ugu rogi karto qaab lambaraysan ama xarafaysan iyo nidaamyada hirgalay

  • wadajir dadyoow kale oo xiseeyaa dhaqamada ka qayb gasho dood ku saabsan hanti-dhaqameedka sidaasna xiriiryo cusub ku yeelato

  • dadyoow kale la qaybsato hanti-dhaqameedka

  • in adigoo xiriiriyeyal adeegsanaayo soo dirto naseexooyin

  • aad ereyo qoran soo bandhigid awgeed soo dirto

  • aqrisato qorsheha hanti-dhaqameedka oona faafiso warbixinada xiriirka la leh qorsheha hanti-dhaqameedka adiga ku gaarka ah

  • aqrisato dhacdoonada socdo faafiso warbixinada xiriirka la leh qorsheha hanti-dhaqameedka adiga ku gaarka ah

  • wargeliso wixii aan sax ahayn

  • bixiso naseexooyin ku saabsan dhacdoonada socda

  • soo dirto aragtidaada

Ujeedada weebka laga lee yahay ayaa waxay tahay, in lagu siiyo fursad aad ku adeegsato farsamada casriga ah ee hanti-dhaqameedka gobolka. Waa goob gacan ka geysan doonto ururinta iyo keydinta hanti-dhaqameedka gobolka. Sida kale waxaa la oran karaa waa goob lagu kulmo, lagu doodo, lagu yeesho xiriiryo cusub iyo siyaabo kala duwan dadyoow kale la qaybsato hanti-dhaqameedkaaga. Hadafka waxaa weeyaan sare u qaabdka ka warqabida iyo aqoonta hanti-dhaqameedka gobolka Västmanland.

Soo-saare
Hanti-dhaqameedka gobolka Västmanland waxaa wadajir u soo-saaray Norrlands-IT AB, Umeå iyo Storleden AB, Norrköping wadashaqayn Emelie Söderlund Design, Västerås wadajir Guddi-goboleedka gobolka Västmanland, Dowladda hoose gobolka Västmanland, madxafyada gobolka Västmanland iyo maamulada degmooyinka.

Sare u qaadka tayada hawlgalladayda naga caawin!
Dhisida Hanti-dhaqameedka gobolka Västmanland weli wey socota. Sida aan weebka u horumarinno hab baahidaada ku salaysan waxaan u baahan nahay inaad gacan horumarintiiisa ka geysato. Jag-sii kaddib aragtidaada na wargeli! Sare u qaadka tayada hawlgalladayda naga caawin! aragtidaada na wargeli!

 

 

Kalender

mån tis ons tors fre lör sön
 
 
 
 
 
1
 
2
 
3
 
4
 
5
 
6
 
7
 
8
 
9
 
10
 
11
 
12
 
13
 
14
 
15
 
16
 
17
 
18
 
19
 
20
 
21
 
22
 
23
 
24
 
25
 
26
 
27
 
28
 
29
 
30
 
31